Kulan looga hadlayey horumarinta cadaaladda iyo amniga oo lagu qabtay kismaayo.

0
146

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradaha Cadaaladda, iyo Amniga Jubbaland ayaa si wadajir ah u soo agaasimay kulankaan oo lagu qabaty magaalada Kismaayo kaasi oo looga hadlayay Hormarinta cadaaladda iyo amniga Jubbaland.

kulanka waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaladda Jubbaland, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Jubbaland Bahda Cadaalada Iyo hay’adaha kala shaqeeya arimaha Cadaaladda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar İbrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here