Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulan Looga Hadlayay Hormarinta Waxbarashada Iyo Isku Xirka Bulshada ayaa Lagu qabtay Dagmada Wanlaweyn Ee Gobolka Shabeelada Hoose
Waxa Kaqeyb Galay Kulankan wasiirka Waxbarashada Mamul Gobleedka Konfur Galbeed Xildhibaano Agaasimaha Guud Ee Wasarada Waxbarashada Konfur Galbeed Iyo Odayasha Dhaqanka Ee Dagmada Wanlaweyn
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


