Baledweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyinta degmada Berbera oo ay weheliyan xubno ka socoda Ha’yadaha Havoyoco iyo Save ayaa magaaladaasi ka furay kulan lagaga hadlayay hormarinta xaafada fiileyn ee magaalada berbera.
Kulanka waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Berbera,xubno ka socday,hay,adaha ka hoowlhala Somaliland iyo masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar Ibraahin