Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xafiiska Waxbarashada DDS ayaa magaalada jigjigo ku qabtay kulan lagu dhiirigalinayo ardayda sanadkani galeyso imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda waxbarshada walidiin ardayda iyo qeybaha kala duwan ee bulashadata.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player