Kulan looga hadlayey maamul daadajinta oo lagu qabtay Garoowe

0
179

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayay adeega maamul daadajinta .

kulanka ayaa waxaa ka qeeybalay madaxda wasaarada qorsheeynta iyo xubn kasocday wasaaradaha kale ee Puntland.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here