Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Kulan looga hadlayay Nidaamka Horumarinta shaqada iyo Shaqaalaha.
Kullanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiir dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya,Agaasimeyaal, xubno ka socday Dowlada Goboleedyada dalka iyo qaar kamid ah shaqaalaha WaWasaaraddasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey