Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida itoobiyo ayaa laga qabtay kulan loogu hadalaayay xeerka qabyo qoraalka ah ee sharciga qoyska oo la waafajinayo shareecada Islaamka waxaana soo qabqaabisay Hay’adda caruurta ee Save the Children.
Waxaa ka qayb galay kulanka culumo udiin xafiiska Cadaaladda magaalada jigjiga iyo golaha sare ee islaamka.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.
Audio Player

