Kulan looga hadlayey sidii dagaalada ka socda dalka loo joojin lahaa oo lagu qabtay Muqdisho

0
58

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo kulan mideysan ku yeeshay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ee magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay sidii loo joojin lahaa colaadaha ka jira qeybo ka mid ah dalka.

Deegaano kamid ah maamul goboleedyada dalka ayaa xiligaan waxaa ka jiro xiisado colaadeed kuwaasi oo wiiqaya nabadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here