Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka xfs Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay kulankaan oo looga hadlayay sidii loo soo saari lahaa bah caafimaad oo loo tababaro daryeelka dadka dhimirka la ee ku nool dalka.
Kulanka waxaa ka qeybgalay wasiirka caafimaadka Xfs Dr Cali Xaaji iyo Dr Xabeeb oo ka shaqeeya daryeelka dadka dhimirka la.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


