Kulan looga hadlayey Xaquuqda Caruurta oo lagu qabtay Kismaayo

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka maamulka Jubbaland Bishaar Aadan Geedi ayaa magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ka daah-furay kullan looga Hadlayay xaquuqda caruurta.

Kullan ayaa waxaa ka qeeybagalay xubno ka tirsan dowlada dhaxe ee soomaliya,masuuliyiin ka socday Hay’addaha ka shaqeeya arimaha cadaaladda, iyo sarakiil ka tirsan booliska magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdi Najiib Aweys Isaaq