Kulan looga hadlayey xoojinta wada-shaqeynta Booliska iyo Bulshada oo lagu soo gaba gabeeyey magaalada Kismaayo.

0
107

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose ayaa lagu soo gaba gabeeyay Kulan looga hadlayey xoojinta wada-shaqeynta booliska iyo Bulshada.

Kulankan oo loo qabtay bulshada xaafaddaha magaalada Kismaayo iyo xubno ka socda booliska Jubbaland, kuwa howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwa qaramada midoobay ayaa looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka si wada jir la iskaga kaashado sugidda amniga.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey