Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay kulanka looga hadlayo ammaanka gobolka Hiiraan, waxana shir guddoomiyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, waxana goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo saraakiil ka tirsan ciidamada.
Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.