Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddiga doorashada guddoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay qaabka ay u dhaceyso doorashada iyo xiliga ay ku eeg tahay diwaangelinta musharixiinta.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.