Kulan looga hadlayo dardar gelinta wada shaqeynta iyo danaha labada ee Soomaaliya iyo Norway oo lagu qabtay Muqdisho

0
361

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiir dowlaha arrimahad dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmedkhayr Cabdi ayaa maanta muqdisho kulan kula yeeshay agaasimaha guud ee dawladda Norway u qaabishan arrimaha goballada, Ms Tine Mørch.

Kulanka ayaa looga hadlay dar-dar-gelinta wada shaqaynta iyo horumarinta danaha labada dawladood iyada oo loo marayo Istaraatiijiyado hagaagsan.

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Somaaliya Cabdulqadir Axmed Kheyre Cabdi ayaa ka waramaya ahmiyadda kulanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here