Kulan looga hadlayo horumarinta afka iyo dhaqanka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
265

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay y guddiga afka Soomaaliga ee Akadeemiyadda cilmiga,fanka iyo suugaanta iyagoo ka wada hadlay  horumarinta afka iyo dhaqanka.

Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in guddiga ay hortaalo shaqo adag islamarkana ka dowlad ahaan ay garab istaagi doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here