Kulan looga hadlayo horumarinta qorshayasha horumarinta dowladaha hoose oo ka furmay Hargeysa.

0
123

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulankan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda dawladaha hoose iyo horumarinta magaalooyinka somalilannd ayaa furmay magaalada hargeysa kulanka xubnaha sare ee ururka dawladaha hoosee Algasal.

kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan maayarada magaalooyinka somaliland ay maamusho oo kumideeysan ururka dawladaha hoosee Algasal. waxaana looga hadlayay wax qabadka sanadkii lasoo dhaafay iyo qorshayaasha horumarineed ee sanadkan lagu hormarinayo magaalooyinka somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here