Kulan looga hadlayo ilaalinta qoondada haweenka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
281

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo sidii loo ilaalin lahaa qoondadka haweenka ee boqolkiiba sodon, waxana kulan soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here