kulan looga hadlayo ka hortagga khataraha ka dhasha musiibooyinka oo laga qabtay Kismaayo

0
185

Baladweyne (Radio Beerlula)- Aqoon is weydaarsigaan oo ku saabsanaa Awood Siinta Dhalinyarada Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay Magalada Baydhabo waxaa uuna socon doonaa mudu labo maaliin ah.

Tababarka ayaa waxaa ka faaidaysanaya Dhalinyarada kunool magaalada Baydhabo ee dowalada gabaleedka Koonfur Galbeed

Gudoomiyaha dagmada Koonfur Galbeed soomaaliya Isxaaqa Maxamed Duceeysane iyo Gudoomiyaha ururka dhalinyarada koonfur Galbeed Deeq Cabdulahi Nuur ayaa kawarmaya muhiimada Aqoon iswaydaarsigan.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.