Kulan looga hadlayo la qabsiga isbedelka Cimilada oo maanta ka furmay magaalada Baydhabo.

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlayey laqabsiga isbedelka Cimilada iyo dardar galinta mashruuca naab oo ah qorshaha laqabsi isbadalka cimilada

Waxa kaqeyb galay kulanka wasiirka wasaarada beey’ada iyo duur joogta KG Cali Isqaax wasiir kuxigeenka wasaarada beey’ada iyo duur joogta KG Injineer Axmed Maxamed Aadan iyo Xubno kagala socday maamulka gobolka iyo jaamacadaaha KG.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.