Kulan looga hadlyay amaanka oo lau qabtay Baydhabo

0
109

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada baydhabo ee xarunta KMG maamulka koofurgalbeed ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amaanka.

Kulanka waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada amniga gudaha koofurgalbeed saraakiisha ciidanka xooga dalka kuwa booliska iyo xubno laga soo xulay xaafadaha baydhabo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.