Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Ceel-Barde ee gobolka Bakol ayaa lagu qabtay Kulan looga hadlyay amniga.
waxaa kulanka goobjog ahaa wasiirka wasaarada Amniga Koofurgalbeed waxgarad iyo saraakiil Ciidan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuuusuf Aadan.


