kulan looga hadlyay wajiga labaad ee dhismaha wadooyinka oo lagu qabtay Kismaayo

0
84

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamad Farawayne ayaa guddomiyey kulan wadatashi ah oo lagaga hadlayey u diyargaroowga bilaabashada wajiga 3aad ee Mashruuca dhismaha waddooyinka laamiga ah ee Nagaad kaas oo Wajigiisa labaad uu socdo.

Kulanka ayaa u dhaxeeyey qaybaha kala gedisan ee bulshada rayidka iyo Shirkadaha bixiya adeegyada bulsho sida biyaha,korontada,iyo isgaarsiinta waxaana kulanka u jeedkiisu ahaa iclaaminta wadoyinka sida rasmiga ah uga bilaabandoono mamashruuca.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.