Kulan looga hadlyay xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qabo oo lagu qabtay Hargeysa.

0
210

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii loo ilaali lahaa xuquuqda dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Somaliland

Waxaa ka qeybgalay kulanka xubno kamid ah maamulka Somaliland ‘qaar kamid dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo masuuliyiin kale.

 

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi