Kulan looga tashanayo mideynta ururada bulshada rayidka Hirshabeelle oo lagu qabtay Baladweyne.

0
294

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulankan oo ahaa mid wadatashi ah isla markaana ay soo qaban qaabisay dalada ururada bulshada rayidka Hirshabeellle ayaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne waxaana ka qeyb galay kulanka ururada bulshada ka howl gala magaalada.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here