Kulan loogu hadlayay amniga iyo horumarinta oo lagu qabtay Magaalada Baraawe.

0
135

Baladwayne ( Radio Beerlula )Magaaladda Baraawe ee xarunta maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay amniga hormarinta degmada Baraawe.

Kulankan ayaa waxa kaso qayn galay maamulka degmada Baraawe, Golaha wasiirada maamulka Koonfur galbeed soomaaliya , iyo qaar kamid ah Bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.