Kulan loogu hadlayay Daryeelka Arrimaha Bulshada Oo lagu qabtay Magaalada Hargeeysa.

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Shaqo gelinta Maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargeeysa ku qabatay kulan looga hadlayay dardar gelinta Arrimaha daryeelka Bulshada.

Kulankaan ayaan waxa kasoo qayb galay wasararadaaha ka shaqeeya arrimaha Bulshada, Ururada u dhaqdhaqaaqa bulshada, Haween , Dhalinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.