Kulan loogu hadlayay dhirigelinta maalgashiga Beeraha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
117

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shir looga Hadlayo Dhiiragelinta Maalgashiga Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha Soomaaliya.

Waxaa ka soo qeyb kalay shirka wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Maxamed Cabduqaadir Cali agaasimayaasha guud Qorsheynta Qaranka iyo Beeraha quburo iskaashatada Beeraleyda Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.