Kulan loogu hadlayay doorka haweenka ay ku leeyihiin Siyaasada oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ku qabatay kulankan looga hadlayay xuquuqda siyaasadda dumarka ee dawladaha hoose.

waxa ka qayb galay kulanka wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Jubbaland, Guddoomiyaha gobolka Jubbada hoose, Ururka haweenka gobolka, Ururka dhalinyarada, iyo qaar ka mid ah ururada bulshada ra’yidka ah ee magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.