Kulan loogu hadlayay hormarinta deegaanka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhalinyarada ee Midnimo ayaa kulan loogu hadlayay hormarinta deegaanka ku qabtay magaalada Hargeeeysa ee xaruunta maamulka Soomaliland.

Ururka midnimo ayaa ka kooban dhalinyaro isuga jira wiilal iyo gabdho ayaa ka shaqeeya hormarinta magaalada Hargeeysa sida Caafimaadka iyo Waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.