Kulan loogu hadlayay ka hortaga Cudurka HIV-AIDS Oo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magalada hargeysa ayaa lagu qabtay kulan wacyigalin ah lona qabtay ardayda jamaacada Alpha ee magalada hargeysa wacyi galinta ayaa ku sabsaned ka hor tag iyo wacygi galinta cudurka HIV/AIDS-ka

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyinta cafimaadka iyo ardayada jamacada alpha

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.