Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulankaan oo loogu hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka baahiyaha gaarka qabo ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland waxaana soo qabqaabiyay ururka ay ku mideysanyihiin dadka baahiyaha gaarka qabo ee arigti soor
Kulanka ayaa waxaa ka qayb galay gancstada magaalada Hargeysa dhalinyarada Haweenka iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.
Audio Player

