Kulan Muhiim Ah oo Diirada Lagu Saarayay Wada Shaqeeynta Ururada Dhalinyarada Iyo Haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Qorsheynta Mamulka Jubbaland ayaa Magalada Kismaayo ku Qabatay Kulan Muhiim Ah Oo Diirada Lagu Saarayay Wada Shaqeeynta Ururka Dhalinyarada Iyo Haweenka Ee Mamulka Jubalaan

Waxa Kaqeyb Galay Kulankan Qaar kamid ah Agaasimayasha Guud Ee wasarada Qorsheynta Mamulka Jubbaland iyo Howl Wadeeno Kasocday Wasaarada Madaxa Ururka Dhalinyada Mamulka Jubbaland Iyo Madaxa Haweenka Mamulka Jubbaland.

Warkan waxaa inoo haya Sahra Ibraahin Dhicisoow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here