Kulan talo wadaag ah oo u dhexeeya guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo qeybaha bulshada oo lagu qabtay Baladweyne.

0
332

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xarunta maamulka gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyne  ayaa lagu qabtay kulan talo wadaag ah oo u dhexeeya bulshada magaalada iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay madasha HIIL ayaa ahaa mid aragti wadaag iyo talo soo jeedin isugu jira waxana uu ujeedkiisu ahaa in laga wada hadlo dhibaatooyinka ka jira gobolka Hiiraan Iyo sidii wax looga qaban lahaa.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here