Kulan wacyi gelin ah oo ku saabsan sidii wax looga qaaban lahaa baahiya dadka naafadda oo lagu qabtay Qardho.

0
263

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Qardho  ayaa lagu qabtay kulan wacyi gelin ah oo ku saabsan sidii loo  daboli lahaa baahiyaha ay qaban  dadka naafada ah  ee ku nool deegannada Puntland sida waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kale ee aasaasiga.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here