kulan wacyigelin ah oo ku saabsan dhismaha golaha deegaanka oo lagu qabtay degmada Buulaburte.

0
126

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle, Mudane Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay degmada Buulo Burte barnaamij wacyi-gelin ah oo hordhac u ah dhismaha Golaha Deegaanka ee degmadaas.

Xafladda furitaanka waxaa ka soo qeyb galay qaybaha kala duwan ee bulshada, oo ay ka mid yihiin odoyaasha dhaqanka, dhalinyarada, haweenka, dadka baahiyaha gaarka qaba, iyo maamulka degmada Buulo Burte.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here