Kulan wacyigelin ah oo ku saabsan dooroshooyiinka gollaha deegaanka oo lagu qabtay Kismaayo.

0
161

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Jubbaland ayaa magaalada kismaayo kulan wacyi-galin ah oo ku saabsan diyaargarowga doorashooyinka Golaha Deegaanka ugu qabtay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.

Kulanka ay soo qaban qabiyeen Gudiga Madaxa Banaan ayaa waxaa ka qeyb galay odyaasha dhaqanka mamulka magaalada Kismaayo iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here