Kulan wacyigelin ah oo ku saabsan imtixaanka shahaadiga oo loo sameeyay ardayda dugsiyada Oodweyne.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Daadmadheedh ayaa magaalada Oodweyne ugu qabatey Kulan wacyigelin ah ardayda sanadkan ufadhisaneysa imtixaanka fasalada 8-aad iyo 4-aad ee dugsiyada Oodweyne

kulanka ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda Waxbarashada ee Gobolka Daadmadheedh madax kasocotay dugsiyada magaalada Oodweyne iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here