Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka Soomaliland ayaa kullann wacyi-galina u qabtay shaqaalaha Hay’adda dhoowrista tayada Soomaliland ee magaalada Hargeysa.
Intii uu socday kulanka wacyigilinta ayaa aad looga hadlyay halista xanuunka HIV/AIDS-ka kaasi oo aysan ku baraarugsaneeyn bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan