Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka xuquuqul-aadanaha maamulka Somaliland iyo jaamacada Hanuun ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay Kulan looga hadlaayay sidii bulshada looga wacyi-galinlahaa saameynta Xanuunada ku dhaca Maanka .
kulan ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan ururka xuquuqul-aadanaha Somaliland , jaamacadda Hanuun iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


