Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasaaradda Haweenka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay, kulan wada tashi ah oo looga hadlayay Qabyo qoraalka Siyaasadda Xuquuqda Aaadanaha.
kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan jubaland ururada bulshada rayidka qeybaha kala duwan ee bulshada iyo qaar kamida hey,adaha taageera xuquuqul insaanka.
waxa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed


