Kulan wadatashi ah oo ku saabsan ka hortaga guddniinka fircooniga oo lagu qabtay magaalada Baladweyne.

0
363

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulan kan oo ahaa mid wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay wasaarada haweenka  Hirshabeelle oo kaashaneysa wasaarada haweenka Soomaaliya ayaa looga doodayay dhibaatooyinka uu gudniinka fircooniga ku hayo gabdhaha soomaaliyeed taasoo qeyb ka ah hindiso sharciyeed qabyo ah oo ay wado wasaarada haweenka Soomaaliya  kaas oo dhameystirkiisa laga qeyb gilinayo maamul goboleedyada si ay ugu talo darsadaan hindiso sharciyeedkan sida uu sharaxayo Cabdikariin Maxamad Axmed oo ah  la taliye saree oo ka tirsan wasaarada haweenka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here