kulan wadatashi ah oo ku saabsan xadeeynta maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug oo lagu qabtay dhuusamareeb.

0
216

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Dhuusamreeb ee gobolka Galgaduud ayaa laga daahfuray kulan wadatashi ah oo ku saabsan xadeeynta degmooyinka iyo dowlad goboleedyada dalka waxaana kulanka ka qeybgalay masuuliyiin ka mid ah gudiga madaxa banaan ee xuduudaha iyo fadaraaliisimka dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka iyo xubno ka socday maamulka galmudug .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here