Kulan wadatashi ah oo u dhexeeya bulshada iyo maamulka oo lagu qabtay degmada Balcad

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa laga furmay Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeya bulshada iyo maamulka magaaladaasi kaasi oo looga hadli doono sidii bulshada go-aanno ugu yeelan lahaayeen qorshayaasha hormarineed ee magaalada.

Waxaa ka qeybgalay kulanka odayaal,waxgarad,haween iyo maamulka degmada Balcad.

waxa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here