Kulan wadatashi oo ku saabsan Hirgelinta Xeerka Helista Xogta oo lagu qabtay Garoowe.

0
221

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa magaalada Garowe ka daahfuray kulan wadatashi oo ku saabsan Hirgelinta Xeerka Helista Xogta puntaland iyo doorka uu kuleeyahay kor uqaadista maamul wanaaga iyo xoojinta doorka warbaahinta madaxa banaan

waxa kasoo qeyb kalay kulanka xubno kasocday wasaaradaha puntaland suxufiyiin aqoon yahano iyo wakiilo katirsan ururada bulshada rayidka

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here