Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo xiray kulanka ansixinta hagaha la qabsiga cimilada iyo maareynta musiibooyinka ee Dowladaha Hoose.
Kulanka oo socday mudo 3 cisho ah ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arimaha Jubbaland iyo xubno ka socday dowladaha hoose ee maamulkaasi
Warbxintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.