Kulanka dadweynaha ee abaabulka dakhliga gudaha oo lagu qabtay Baydhabo

0
44

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Khaasim Maxamed Abuukar ayaa magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay ka daah-furay kullanka dadweynaha ee Abaabulka Dakhliga gudaha maamulkaaasi.

Kullanka oo socon doona muda laba maalin ah islamarkana diirada lagu saarayo nidaaminta Dakhliga gudaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka qeeybagalay qaar kamid ah Ganacsatada magaalada Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here