kulanka dib uhowlgelinta dhismaha Golaha Deegaanka oo lagu qabtay Degmada Jowhar.

0
204

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaraadda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar waxa ay ka daah-furtay kulanka dib uhowlgelinta dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Jowhar.

Warbixintan waxaa inoo haya sacdiya Maxamed Maxamuud