Kulanka golaha wasiirada Hirshabeelle oo markii ugu horeysay maanta lagu qabtay Baladweyne.

0
324

Baladweyne(Radio Beerlula)- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirada Hirshabeelle oo maanta markii ugu horeysay lagu qabtay magaalada Baladweyne.

Kulanka ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Hirshabeelle,waxana kulanka looga hadlay, ammaanka, dhismaha golaha deegaanka Baladweyne, xoojinta arriimaha garsoorka iyo horumarinta Baladweyne.

Wasiirka madaxtooyada Hirshabeelle Cabdulahi Maxamed Cadow ayaa sheegay in shacabka reer Hiiraan ay saluug ka qaban maamulka Hirshabeelle islamarkana loo baahan yahay in maamulkooda ay la shaqeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here