Kulanka isla xisaabtanka bulshada iyo maamulka oo lagu qabtay magaalada Baargaal

0
205

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Arrimaha Guddaha Dowlad gobaleedka Puntland oo kaashanaysa Hay’adda KAALO ayaa magaalada Baargaal ee maamulka Puntland ka daah furtay Kulan Dadweyne ah iyo isla xisaabtanka maamulka.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka degmada Baargaal ee maamulka Puntland, qaar kamid ah Xidhibaanada Golaha deegaanka Puntland iyo masuuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here