Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ka shaneeyso wasaaradda Cadaaladda maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baraawe ka daah-furtay kulanka la tashiga Bulshada ee wax ka badalka cutubyada 5-naad iyo 9-aad ee Dastuurka dalka.
Daah-furka kulanka ayaa waxaa ka qeeybagalay Gudiga madaxa banan ee dib u gesita Dastuurka,Maamulka Magaalada Baraawe iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaladaasi.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq